Nin 10 sano oo xabsi ah & ganaax ku muteystay hadal uu ku qoray baraha bulshada

Nin caan ah oo u dhashay dalka Imaaraatka Carabta ayaa lagu xukumay 10 sano oo xabsi ah kadib markii la sheegay in uu wax ka sheegay dowladda dalkaas, isaga oo isticmaalaya baraha bulshada. Ahmed Mansuur oo 48 jir ah ayaa ah aabe afar caruur ah dhalay, ururada xuquuqda aadanaha ayaa dhaleeceeyay talaabadan, iyagoo sheegay in … Continue reading Nin 10 sano oo xabsi ah & ganaax ku muteystay hadal uu ku qoray baraha bulshada